Abwaan C/risaaq Xaaji oo gabay baroondiiq iyo canaan ah ka tiriyey dilkii Sh.Dr Axmed Xaji (Dhageyso)

August 4, 2012 - Written by

Boosaaso:-Abwaan C/risaaq Xaji Maxamuud ayaa gabay baroordiiq iyo canaan ah u jeediyey Ururka Ictisaam ka dib markii lagu dilay allaha u naxariistee magaalada BoosaasoSheekh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan ee xarunta gobalka Bari uuna arkay in wili ragii dilay Dr.Ahmed Xaji ay hanjabaadyo u soo diraan culumada Ictisaam ee ku kala nool dalalka Kenya iyo gudaha Soomaaliya.

 

Abwaan C/risaaq  Xaaji Maxamuud Khaliif ayaa aad ula yaaban in culumada ay yihiin meyd iska socda xili horey loo qashay rag badan oo aad u qiimo badan oo ka tirsaan Ururka Ictisaam waxaana ugu danbeeyey Sheekh Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan iyo Sheekh Maxamed Tahliil.

 

Abwaanka ayaa waxaa gabaygiisa waxaa ka muuqda canaan uu u soo jeedinayo culumada iyo Dhalinyaradii saxwada oo iska hurda xili uu socdo qorsho lagu leynayo culumada Ictisaam Abwaan C/risaaqi ayaa gabaygiisa ku soo afmeeray in laga aargudan doono kuwii dilay Sh. Dr Ahmed Xaji C/raxmaan iyo Sheekh Maxamed Tahliil maalin maalmaha ka mid ah hadii alle idmo .

[audio:http://halgan.net/Mp3/Baroondiiq_Canaan.mp3] Ama Halkan Mp3

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online