Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo la filayo in uu maanta kulan yeesho

August 20, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta la filayo in ay kulan yeeshaan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya waxaana xalay ilaa saaka loo qeybinayey kaararkooda aqoonsiga, waxaana  gudoomin doona xildhibaanka ugu da’da weyn.
Gudiga farsamada ayaa saxaafada u soo bandhiga 202 Xildhibaan waxaana saaka ay sheegeen in ilaa 23 xildhibaan ay gacanta ku hayaan .

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku kulmi doonaan  Xarunta Dugsiga Tababarta ee School Polizio, waxaan aad loo adkeeyey amaanka xarumtaas waxaana saaka lagu arkayaa ciidamo aad u tiro badan oo ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM.

Kulanka la filayo in ay yeeshaan mudanayaasha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa hadii uu qabsoomo meesha ka saari doona wel wel laga qabay in laga baxo ku meelgaarka iyo in khilaafka madaxada DFKM uu sii jiitamo .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online