Bayaan Hay`adda Culumada Soomaaliyeed oo ku aadan Xaalada kala guurka(Akhriso)

August 16, 2012 - Written by

Muqdisho:- Hay`adda Culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada kala guurka uu dalka marayo iyo xulida xubnaha baarlamaanka waxayna Hay`adda Culumada Soomaaliyeed ka digtay faragalinta qaawan ee shisheeyaha ku hayaan arimaha Soomaaliya.

Dhanka kale Hay`adda Culumada Soomaaliyeed  waxay baaq iyo naseexo u soo jeedisay qolyaha u xusul duubaya in ay qabtaan talada dalka waxayna ugu baaqday in alle ay ka baqaan oo ay dareemaan culeyska ay leedahay madaxtinimada aduun iyo aakhiro.

Hay`adda Culumada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah ula dardaarantay Odayaasha dhaqan Soomaaliyeed waxayna ugu baaqday in ay ka fikiraan masiirka umada kana digtoonaadaan in ay iibsadaan damiirkooda iyo diintooda.

Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Nuqul ka mid ah Bayaanka Hay`adda Culumada Soomaaliyeed  wuxuuna u qornaa sida.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online