Ciidamada DFS oo Rasaas ku furay Dadweyne Banaanbax ka dhigayey Afgooye

August 24, 2012 - Written by

Afgooye:-Wararka nagasoo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa DFS  ay Rasaas ku fureen Dadweyne  banaan bax ka dhigayey gudaha Degamada Afgooye.

Rasaasta ay fureen Ciidamada DFS ayaa waxaa ku dhintay sida warar hordhac ah ay nagu soo gaarayaan hal qof waxaana ku dhaawcmay 6 qof oo kale oo ay haweeney ku jirto.

Dadweynaha Banaanbxaya ayaa waxay ka cabanayaan madaxda Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, iyo amaan xumada ka jirta Degmada Afgooye

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wili wax war ah ka soo saarin dhaqaaqada ay dadka ku dhinteen ee ka dhacaday Degmada Afgooye ee gobalka  Shabeellaha Hoose.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online