Ciidamo ka tirsan DFKM oo lagu weeraray Ex Control Balcad iyo xerada Maslax

August 10, 2012 - Written by

Balcad:-Ciidamo ka tirsan DFKM ayaa maanta waxaa lagu weeraray inta u dhexeysa Ex Control Balcad iyo xerada Maslax ka dib markii miino loo galiyey wadada waxaana weerarka ku dhintay ilaa inta la ogyahay 2 askari oo ka tirsan DFKM. Ciidamada DFKM ayaa waxaa gaari ay wateen haleeshay miino dhulka loo galiyey xil ay ka soo dhaqaaqeen xarun ay ku leeyihiin  Ex Control Balcad qaraxa ayaa waxaa lagu khaarajin lahaa sarkaal ka tirsan DFKM oo la yiraahdo Saney Cabdulle.

Wadada u dhaxeysa Ex Control Balcad iyo Xerada Maslax oo halbowla u ah ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa waxay qaati ka taagan yihiin miinooyinka iyo weerarada joogtada ay ku qaadaan ciidamada Al-Shabaab oo ku socda kooxo yar oo aad u abaabulan.

Ilaa haatan ma jirto cid ka tirsan DFKM oo ka hadashay weerarka miinada ee lagu qaaday cutubyo ka tirsan ciidanka DFKM .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online