Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya oo Duqeyn ka geystay degmada Baardheere

August 23, 2012 - Written by

Gedo:Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ayaa maanta Duqeyn ka geystay degmada Baardheere ee gobalka Gedo duqeynta ayaa waxay sababtay dhaawac gaaray 2 caruur ah oo ku sugnaa hoygooda.

Duqeynta ay geysteen ciidamada Kenya ayaa waxaa wararkii ugu danbeeyey ay sheegayaan in hal qof oo rayid ah uu ku dhintay waxaana dhaawaca uu soo gaaray  saddex carruur ah oo uu gaaray dhaawac kala duwan .

Diyaaradaha Kenya ayaa waxay duqeymo la beegsadaan shacabka Rayidka ee Muslinka ah oo ku dhaqan gobalada J/hoose iyo Gedo xili ay ku fashilmeen in ay guulo la taaban karo ka gaaraan dagaalada ka socda dhulka.

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online