Gobollada dalka Soomaaliya oo maanta si weyn looga ciiday maanshaa allaah

August 19, 2012 - Written by

Muqdisho:-Inta badan gobalada dalka Soomaaliyeed ayaa si wey looga ciiday maanta ciidul fidriga waxaana si weyn dadweynaha uga muuqday farxad iyo rayray aad u balaaran iyaga oo aad isigu hambalyeynayey .Magaalada Muqdsh, Kismaay , Baydhabo, Marka Afgooye , Jowhar , Balcad Gobolka Gedo ayaa waxaa  lagu tukaday salaadii ciida Maasjidka weyn iyo fagaarayaal kale duwan waxaana salaada ka soo qeyb galay dadweyne fara badan.

Deegaanada Puntland ayaa sidoo kale waxaa si weyn looga ciiday magaalooyinka Boosaaso,Garoowe,Qardho.Gaalkacýo iyo gobalada kale sida gobalka Heylan.

Dhanka gobalada Somali land ayaa iyana si weyn looga ciiday gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa Burco ,Berbera,Boorame  iyo dhamaan gobalada kale.

Warka oo faahfaahsan iyo masawirada  dhawaan kala soco Halgan.net

 

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online