Sheekh Umal oo si Adag uga hadlay geerida Meles iyo Been abuurka Somalimemo (Video +Cod)

August 24, 2012 - Written by

Nairobi :Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha maanta si adag waxaa uu uga hadlay Maamulada ka jira dalka ee ka tacsiyeeyey  geeridii ku timid Raisulwasaarihiii dalka Itoobiya ee Meles Zenawi ee xasuuqa iyo dhibaatada badan ka geystay dalka Soomaaliya iyo Somaligalbeed(Ogaadeeniya).

waxaa kale oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka hadlay bayaankii been abuurka ahaa oo ay faafiyeen kuwa ku aafeysan caayda culumada iyo been abuurka gaar ahaan mareegta Somalimemo.net

Halkan ka Eeg Bayaankii Been Abuurka ahaa oo Halgan.net wajiga ka feyday

Hoos ka daawo Khudbadii maanta ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah

Hoos ka dhageyso Khudbadii jimca ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal
[audio:http://halgan.net/Mp3/khudbo_umal 24.mp3] Ama Halkan Mp3

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online