Khudbadii Masjidka Abubakar Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Dhageyso)

August 5, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa uu khubadiisa Jimcaha kaga hadlayey deeqsinimada nabigeena Maxamed Nabadgalyo iyo naxariis alaha yeelo wuxuuna Sheekh Umal aad ugu dheeraaday sadaqada iyo sida uu nabigeena ugu boorin jiray Bisha Ramadaan .

Bisha Ramaad oo ah bil barakeysan ayuu nabigeena ahaa bisha uu ugu deeqsi badan yahay ,sidaa awgeed waxaa umada Muslinka ah iyo kuwa ala uu siiyey dhaqaalaha looga baahan yahay in ay gacan qabtaan walaalahood aan waxba heysan una kala tartamaan kheyrka .

 

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Sh Maxamed Cabdi Umal Ee maanta uu ka jeediyey Masjidka Abubakar Sadiiq. [audio:http://halgan.net/Mp3/sheekh_umal8.mp3] Ama Halkan Mp3

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online