Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u diraya dhamaan umada Soomaaliyeed

August 18, 2012 - Written by

Muqdisho:-Maamulka  Halgan.net iyo dhamaan wariyaasheeda ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka Hambalyadaas oo ku aadan  munaasabadda Ciidul Fitriga waxaana alle uga baryeynaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed in alle ka aqbalo dhamaan acmaashii ay soo guteen Bisha Ramadaan.

Waxaan leenahay Dhamaan umada Soomaaliyeed alaha idinka aqbalo تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Maamulka Halgan.net
Webmaster@halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online