Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

August 18, 2012 - Written by

Garoowe:-Madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa hambalyo u direy caawa dhamaan shacabka reer Puntland iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed hambalyadaas oo ku aadan Munaasabada Ciida fidriga. Madaxweynaha dowllada Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo la hadlay warbaahinta  ka howlgasha  gudaha Puntland wuxuuna  uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan bulshada Puntland  in uu ka aqbalo soon kii ay soo soomeen bisha Ramadaan.

Madaxweyne Faroole ayaa waxaa kale oo uu xusay in ay jiraan dhibaatooyin waxaana uu ugu baaqay shacabka reer Puntland in ay ku faro adeygaan amaanka iyo horumrka ay heystaan Ugu danbeyntii madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa rajo ka muujiyey in maalmaha soo socda ay dowlad u dhalan doonto Soomaaliya taas oo dhibka ka saari doonta umada Soomaaliyeed ee 20 sano dowlad la,aanta ahayd.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online