Madaxweyne DFS Sheekh Shariif Sh Axmed oo tujiyey salaadii ciida ee Masjidka Isbahaysiga Islaamka

August 19, 2012 - Written by

Madaxweyne DFKM Sh Shariif  Sh Axmed ,wasiiro  iyo xilibaano ka tirsan DFS ayaa maanta ku wada tukaday Masjidka weyn ee Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho, Masjidka ayaa waxaa intii aysan imaan madaxweynaha iyo ra’iisul wsaaraha, Guddoomiyaha Baarlanaaka waxaa masjidka amaankiisa la wareegay ciidamo ka tirsan dowllada iyo kuwa AMISOM. Ciidamada ayaa waxaa la dhigay dhamaan wadooyin ka soo gala ama ka baxa Masjidka Isbahaysiga  waxaan aad loo baarayey dadka soo galay Masjidka iyo weliba gaadiidka ay wataan oo meelo fog la dhigayey.

Salaadda ciida ayaa waxaa tujiyey Madaxweynaha DFS Sheekh Shariif Sh Axmed isagoo weliba akhriyey khudbadii ciida, masjidka ayaa waxaa ku tukaday dadweyne fara badan iyo weliba masuuliyiin ka tirsanaa Dowladii hore ee uu Raiisul wasaaraha ka ahaa Dr Cumar cabdirashiir Cali Sharmaake oo u badnaa xubnihi Maxkamadaha islaamiga  iyo ururkii dib u xoraynta.

A/cawaale
Halgan.net

,

 

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online