Madaxweyne Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap

August 5, 2012 - Written by

Warar xog ogaal ah ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweynaha dowladda ku-meel-gaarka ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, uu si caro leh uga baxay shir ay ahayd inay fariistaan saxiixayssha qorshaha nabadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan Roadmap.

Wararku waxay sheegayaan in kadib markii isaga iyo Ahlu suna ay shirka fariisteen, ay Ra’iisul-wasaare Cabdiweli, iyo Madaxweynaha Galmudug, Caalin, diideen inay shirka soo fariistaan taasoo dhalisay in Sheekh shariif uu si caro leh, u aado garoonka dayuuradaha Nairobi, una dhoofo magaalada Muqdisho.

Xigasho BB C
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online