Markii ugu horaysay oo Machad cusub oo diini ah laga furay Degmada Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool.[Video+Sawiro]

August 31, 2012 - Written by
Macahadkan oo loogu magacdaray  {Iimaamu Shaafi} ayaa laga hirgaliyay Deegaanka Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool , Machadkaan ayaa waxaa gacan wayn ka geystay Culimada Gobolka Sool iyo dadka deegaanka oo iskaasha naya waxana furitaankiisa ka soo qayb galay dhamaan dadka Deegaanka Yagoori iyo Marti sharafakale oo ka timid Caasimada Gobolka Sool ee Laas caanood.
Ugu hoarayn waxa halkaas ka hadlay Maamulka Degmada Yagooro oo sheegay in deegaan kooda ay ku dambayso barashada diinta islaam ka deegaanada kale waxa uu maayaraka degmadaasi halkaas ka balan qaaday inuu bixin doono dhaqaalaha loo uruurinayo machadka iimaamu shaafic.
[nggallery id=240]
Waxaa lagu dheeraaday sidii loo caawin lahaa machadka iyo  dhismayaasha cusub ee Machadku yeelanayo waxaa ka mid ahaa dadkii hal kaas ka soo qayb galay Waxaan ka md ahaa Sh. Cabdinaasir Xaaji Axmed Faraaid, Sheekh Yuusuf Haybe,Sh,C\laahi Cali macalin. Sheekh Maxamud Salaad, Oday Ciise Maxamuud Aar, Oday C\laahi Ciise Oog. Oday Magan xaaji warsame Caaqil Aadan C\ Gaas,Oday Yaasiin Maxamed Daad waxaa soo af meeray Sheekh Yuusuf Haybe waxaanu sheekhu ku dheeraaday ahmiyada ay u leedahay ka yagoori ahaan fursada baad haysa taaan baa ka mid ahaa hadaladiisa.
Munaasabadan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar ka mid ah haweenka degmada Yagoori oo ku dheeraaday Taageerada ay u hayaan Culimada iyo Machadka Iimaamu Shaafici ee degmada Yagoori waxa ayna halkaas ka balan qaadeen habluhu inay dhaqaale siin doonaan Machadka waxaa kale oo halkaas Lagagga Yaboohay lacago Lagu dhiiri galinayo barashada Diinta Islaamka iyo hoyga oo u baahan dhisme waxana culimadi leenahay hanacaajisina oo noo badiya Goobaha waxbarashada.

Hoos ka Daawo Video Xaflada Machad cusub oo diini ah laga furay Degmada Yagoori


Halgan.net

Leave a comment

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online