Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen

August 17, 2012 - Written by

Denmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada  Copenhagen ee dalka Denmark  in salaadda ciidda soon-fureed ee sanadkan lagu tukandoono goobta soo socota:

Goobta:           Nųrrebrohallen

Goorta:            Sabti ama Axad 

Saacadda:       09:30

Gaadiidka:      Bus 5A, 4A, 350S, 66, 69 iyo tareenka S-tog linje F waxaad kaga degi Nųrrebro Station.

Maamulka Masjid Al-Tawxiid ayaa u rajeynaya  dhamaan ummadda soomaaliyeed inay ku ciidaan Ciid Wanaagsan.

Maamulka Masjid Al-Tawxiid
Copenhagen
Denmark

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online