Rabshado iyo Banaanbax ka socda caawa Mombaza ka dib dilkii Sheekh Cabuud Rogo(Daawo)

August 27, 2012 - Written by

Mombaza:-Magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa caawa waxaa ka socda Banaanbax rabshado wata ka dib dilkii Sheekh Cabuud Rogo oo maanta lagu dilay magaalada Mombaza Sheekha ayaa waxaa lala dhacay Rasaas gaareysa ilaa 16 ilaa inta uu ka geeriyooday.

Ciidamada Booliska iyo kuwa Rabshadaha ka hortaga ayaa waxaa caawa ay fooda is dareen Dadweyne badan oo ka careysan dilka Sheekh Cabuud Rogo  alaha u naxariistee.

Magaalada Mombaza ayaa waxaa kale oo lagu dilay sidoo kale afar bilood ka hor Sheekh Zamiir oo ilaa haatan aysan dowlada Kenya ka hadlin cida dishay

TV-ga NTV ayaa waxaa uu soo gudbiyey caawa Banaanbax rabshado wata oo ka socda magaalada Mombaza waxaana ku dhintay ilaa haatan hal qof.

Hoos ka Daawao TV-ga NTV.


A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

244,180 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>