Raisulwasaare Cabdi Gaas oo ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweyne

August 7, 2012 - Written by

Muqdisho:-Raiisul wasaaraha DFKM Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu  ka mid yahay Musharaxiinta  u taagan tartanka Doorashada Madaxwey naha Soomaaliya ee lagu wado in ay dhacdo bishan  august 20 keeda. Waxaa haatan ka socda  Hotel City Plaza xaflad ay ka qeyb galayaan taageerayaasha Raisulwasaare Gaas waxaana qeyb ka ah Wasiiro ka tirsan xukuumadiisa iyo Odoyaasha dhaqanka iyo Marti kale.

Warka oo faahfaahan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

244,180 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>