Sh Umal oo mar kale wax laga wiidiiyey cunista hilibka Waraabaha (Daawo Video-ga)

August 17, 2012 - Written by

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa oo wax laga wiidiiyey cunista hilbka waraabaha ama dhurwaaga ayaa sheegay in uu banaanyahay cunistiisa isagoo arrinkaas ka jawaabay xili idaacada VOA ay su’aal ay ka wiidiisay uu sheekhu ka bixiyey jawaab kooban. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa mar kale waxaa uu si sidii hore ka faahfaahsan uga hadlay cunista hilibka waraabaha iyo wax ay shareecada Islaamka ka qabto isagoo xusay in culimadu kun kala aragti duwan yihiin.

Hoos ka Dhagayso Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlaya cunista hilibka waraabaha  Tv-SomaliChannel

Source Tv SomaliChannel

 

1 Comment so far

Leave a comment

  1. waxaan hambalyo iyo bogaadin dhamaan bahda shabakada halgan ka hawlgasha waxaan leeyahay ilaahay ha idinku suga wadada wanaagsan ee aad haysaan sidoo kale illaahay ha idiinka abaal gudo xilka wanaagsan ee aad u haysaan umadiina iyo sida wanaagsan ee taako taako wixii cilmi ah ama wax tar uleh umada aad ugusoo gudbisaan.

    waxaan intaa kudarayaa waxaan jeclaan lahaa in aan haday iisuurto gasho qormooyin gaagaaban kudarsado aragtidayda ku aadan masiirka ay umada soomaaliyeed marayso maanta sidaa darteed waxaan jeclaan lahaa haday suuragal tahay in laygu caawiyo habka aan uga dhiiban karo aragtidayda.

    mahadsanidiin dhamaantiin illaahayna haynagu suga wadada xaqa ah

Leave a comment

*