Wakhtiga la qabanayo doorashada Madaxweynaha DFS oo la shaaciyey

August 31, 2012 - Written by
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddiga baarlamaanka DFS ee doorashada madaxweynaha ay maanta isku raaceen  in doorashada Madaxweynaha DFS ay dhacdo 10-ka bisha September.Gudiga Doorashada Madaxweynaha DFS ayaa sidoo kale sheegay in qaban doonaan araajida musharaxiinta u taagan jagada Madaxweynaha DFS 3 ilaa 6 bisha September2012.Musharaxiinta u taagan in ay qabtaan xilka Madaxeyanaha DFS ayaa aad u tiro badan iyada oo siyaasiyiin badan u soo istaageen in ay qabtaan jagada madaxweynaha DFS.Afhayeenka guddiga doorashada Madaxweynaha DFS Xildhibaan Cusmaan Libaax ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in doorashada Madaxweynaha DFS la qaban doono 10-ka bisha September.M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online