Wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka DFS oo dhamaatay

August 28, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa goordhowayd la soo gaba gabeeyey  wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa isigu soo haray afar musharax kuwaas oo u soo gudbay wareega labaad waxay kala yihiin .

Cabdi weli Sheekh Ibraahim Muudey

Jaylaani Nuur Iikar

Bashiir Maxamed Salaad Goobe
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

Musharaxiinta afarta ah ee u soo gudbay wareega labaad ee doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaana hogaaminaya C/weli Sheekh Ibraahim waxayna u kala heleen codadka sida soo socota.

C/weli Sheekh Ibraahim Muuday oo helay 40-cod

Jaylaani Nuur Iikar 36-cod

Bashiir Maxamed Salaad Goobe o 31-cod

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye 26-cod

Musharaxiinta afrta ah ayaa haatan waxaa u sii socda wareega labaad waxaana uu bilaawday goordhow.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

244,180 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>