Prof Jawaari oo hogaaminaya codka iyo Prof Cali Khaliif oo tartan adag kula jira

August 28, 2012 - Written by

Wararka naga soo gaaray haatan magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in uu dhamaaday wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya waxaana ku horeeyey oo hogaaminayey Maxamed Cismaan Jawaari waxaana codadka loo kala helay sidan

Maxameed Cismaan Jawaari, 123
Cali Khaliif Galeydh 76
Cabdi Xaashi, 11
Cabdirashiid Xiddig  10
Xasan Abshir Faarax 4

Waxaa hadda si rasmi ah u tanaasulay Cabdi Xaashi oo  hellay 23 cod, Cabdirashiid Xidig oo hellay 10 cod, Xasan Abshir Faarax oo hellay  5  wareeg labaad ayaa waxaa isku haya  Prof Jawaari, Prof Cali Khaliif Galayr.

Waxaa u taagan in ay qabtaan xilka  Guddoomiyaha Baarlamaanka shan Musharac oo kala ah.
Maxamed Cismaan Jawaari
Xasan Abshir Faarax
Cabdi Xaashi Cabdulllaahi
Cali Khaliif Galeydh
Cabdirashiid Maxamed Xiddig

Hardan adag ayaa waxaa uu ka socdaa hoolka uu ka socdo Doorashada waxaana socda kala jiidasho Xildhibaanada DFS.

A/cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

244,180 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>