Xassan Abshir Faarax waa la xisaabtamayaa raggii ka danbeeyey guuldaradayda.(Daawo Video)

August 29, 2012 - Written by

Muqdisho:- Siyaasi Xassan Abshir Faarax  oo ka mid ahaa raggii u tartamayey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS ayaa waxaa uu mar uu waraysi gaar ah siiyey Tv-Soomali Channel oo si live ah u soo tabinayey doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka DFS iyo ku xigeena diisa waxaa uu sheegay in la xisaabtami doono oo wax dhacay oo guuldaro ay ka danbeeyaan  rag isagoo si caro leh u xusay in ragga khiyaanay lala xisaabtami doonoXassan abshir faarax ayaa waxaa uu hellay 5 cod oo kaliya isagoo codadkiisiina ku biiriyey  Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.

Hoos Ka Daawo waraysiga ay SomaliChannel la yeelatay Xassan Abshir Faarax


Source :SomaliChannel
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online