Xilibaano gaaray ilaa 19 oo loo dhaariyey in ay ku biiraan Baarlamaanka DFS

August 23, 2012 - Written by

Muqdisho:Waxaa maanta loo dhaariyey in ay ka mid noqdaan xilibaano cusub ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo maanta la dhaariyey ilaa 19 xubnood  oo gudiga xulida ay u ogaaladeen in ay ku soo biiraan Baarlamaanka DFS , ilaa hadda waxaa dhiman xubno la sugayey in ay ku biiraan Baarlamaanka kuwaas oo qaarkood dib loo celiyey.

Hoos ka eeg xilibaanda maanta la dhaariyey, Qabaa’ilkooda iyo magacyadooda

Beesha Daarood

1-C/laahi Yuusuf Xassan
2-Dr Cabdi cali Xassan
3-C/Rashiid Xaaji Deerow
4-Axmed Cusmaan Ibraahim
5-Aadan Sadiiq Maxamed
6-Cabdi Naasir Maxamed Cabdulle
7-C/Fataax Nuur Mataan Cabdi
8-Maxamuud Cali Magan
9-Muuse Sheekh Cumar Jiis
10-Cabdi Qaadir Aadan Nuur
11-Nuur Faarax Jaamac
12-Cabdulaahi Maxamed Xirsi
13-Cabdi Rashiid Maxamed Xidig

Beesha Hawiye

14-Maxamed Maxamuud Ibraahim
15-Xasan Macalin Maxamuud
16-Naciimo Maxamed Gacal Habarwaa
17-Sheekh Cabdi Qaadir Cali Cumar
18-Maxamed Cabdulle Faraax

Beesha Dir

19-Jaamac Axmed Maxamed Muuse

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online