Al-Jazeera oo soo bandhigtay qaabkii uu u dhacay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho
September 13, 2012 - Written by
Muqdisho:-TV-ga Al-Jazeera oo ay xaruntiisu tahay dalka Qadar ayaa soo bandhigay qaraxii ismiidaamin ahaa ee lagu weeraray Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud xili uu kulan kula lahaa Hotelka Jasiira wafdi ka socda dowlada Kenya oo uu hogaaminayey Wasiirka arrimaha dibada Kenya Mr.Sam Ongeri.
Hoos ka Daawo Shirka jaraa,id ay wada qabteen Madaxweynaha JFS iyo wasiirka arimaha dibada ee Kenya iyo qarxii iyo raasta oo dhaceysa.
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

