Axkaamta Xajka Qaybtii 2aad Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed [Daawo Video-ga]

September 22, 2012 - Written by

Laascaanood:Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Axkaamta Xajka oo uu Sh. C/naasir Xaaji Axmed ka jeediyey Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Muxaadarada Sh. C/naasir Xaaji Axmed ayaa  waxaa ay ka kooban tahay ilaa 2 qaybood oo uu sheekhu labo habeen oo isku xiga uu ka jeediyeyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood.  Halkaan ka Daawo qaybtii 1aad

Muxaadarada ayaa waxaa  kale oo ka daawan kartaa webka islaamiga ah ee Cilmi.net  qaybta 1aad iyo mid 2aad waxaan alle uga  ka baryeynaa in uu Sh.Cabdinaasir Xaaji iyo culimada kale uu ka siiyo ajar  inagana naga dhigo kuwo ka faa’iidaystay aaamiin.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii axkaamta Xajka qayntii 2aad ee uu Sh C/naasir Xaaji ka jeediyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online