Banaanbaxyo ka socda dalalka Islaamka iyo safaarado reer galbeed ah oo la gubay

September 14, 2012 - Written by

Qaahira:-Maanta Jimaca ah ayaa waxaa banaanbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dowlada Mareykanka ay ka dhaceen inta badan wadamada Islaamka waxaana dadweyne badan oo ka careysan Aflagaadada loo geysay Nabigeenii Maxamed nabadgalyo korkiisa ha ahaatee ay weerar la beegsadeen safaaradaha wadamada Reer galbeedka.

Wadamada ay sida xooggan uga socdaan banaanbaxa ayaa waxaa ka mid ah Masar. Yemen , Sudan, Falstiin. Tunis, Maqrib, Pakistaan,Induniisiya,Malesiya,kuwait Kashmiir  iyo gobalo ka tirsan dalka Soomaaliya sida J/hoose Buulabarde.

Shacab badan oo aad u careysan ayaa dabqabdsiiyey ka taagay calanka Towxiidkana safaaradaha Ingiriiska iyo Jarmalka. Banaanbaxyada socda ayaa waxay shacabka Muslinka ah ku muujinayaan sida ay naftooda ugu qadimilahaayeen nabigeenii Maxamed Nabadgalyo iyo Naxariis dushiisa ha ahaato.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online