Cabdi Weli Gaas iyo C/qaadir Cosoble oo ka tanaasulay iyo Wareegii 3aad oo bilowday

September 10, 2012 - Written by

Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Cabdi Weli Maxamed Gaas iyo C/qaadir Cosoble ay ka tanaasuleen in ay sii tartamaan wareega Labaad ee doorashada DFS waxaana isigu soo haray wareega sadexaad  Madaxweynihii hore ee DFS Shariif Sheekh Ahmed iyo Dr.Xasan Maxamed Sheekh

Waxaana haatan loo gudbay wareega sadexaad waxaana isku haray Shariif Sheekh Ahmed oo heysta 64 cod iyo Dr.Xasan Maxamed Sheekh oo isna heysta 60 cod.

ilaa haatan lama saadaalin karo cida noqon doonta Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online