Culumada dalka Masar oo ka hadlay Difaaca Nabigeena Maxamed nabadgalyo korkiisa ha ahaato

September 13, 2012 - Written by

Qaahira:-Shucuubta Wadamada Islaamka ayaa si weyn uga gilgishay aflagaada uu gaal u dhashay dalka Masar uu u geystay Nabigeena Maxamed Nabadgalyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaato iyo diinta Islaamka.

Culumada dalka Masar ayaa baraarujin iyo difaac ka wada TV-da Islaamiyiinta ay gacanta ku hayaa sida Tv-ga Al-Raxma waxaan idiin soo gudbin doonaa qeyb ka mid ah baraamijta Tv-ga Al-Raxma ka baxay

Wili waxaa ka socda Banaanbaxyo looga soo horjeedo wadanka Mareykanka wadamada Libya,Yemen,Masar .Falastiin iyo Tunis .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online