Dad rayid ah oo ciidanka Kenya ay ku dileen duleedka degaanka Janaay Cabdalla

September 24, 2012 - Written by

Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ciidanka dalka Kenya ay dil bareer ah kula kacay dad rayid ah oo ka cararayey dagaalka ka socday degaanka  Janaay Cabdalla. Mid ah askarta dalka Kenya  ayaa dilay  ilaa 9 qof oo  rayid ah , Ciidanka dalka Kenya  ayaa waxaa ay duqeymo kale duwan oo ay ku qaadeen degaano ka tirsan Gobolka Jubada Hoose waxaana ay ku dileen  dad rayid ah oo aan qayb ka ahayn dagaalka u dhexeeya ciidanka dalka Kenya oo baritaaray Ciidanka Raaskaambooni iyo kuwa Dowllada Federaalka Soomaaliya iyo ciidanka Al-shabaab.

Sarkaal u hadlay ciidanka DFS ee Gobollada Jubooyinka Aadan Maxamed Xirsi ayaa  wax laga xumaado ku tilmaay falka lagu dilay dad rayid ah oo aan waxba galabsan waxaan uu baaq u diray Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh in uu arrinkaas ka hadlo. Afhayeenka ciidanka AMISOM, Col Cali Xaamud oo isaguna ka hadlay falka ay ciidanka Kenya ay ku dileen dadkaan rayidka ah ayaa sheegay in arrinkaas ay baari doonaa  talaabana laga qaadi doono cidii ay falkaas ku cadaato.

A/cawaale
Halgan.net

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online