Dagaal ka qarxay caawa maqribkii Duleedka Degmada Afmadow

September 6, 2012 - Written by

Kismaayo:-Wararka caawa naga soo gaaraya gobalka J/hoose ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay deegaan Muudi ee duleedka degmada Afmadow Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa ciidamada Al-shabaab iyo ciidamada dowlada Kenya iyo kuwa DFS. Dagaalka ayaa waxaa uu bilaawday ka dib markii ay is hardiyeen laba sahan oo ka tirsan ciidanka ururka Al-shabaab iyo ciidamada huwanta ee ay horkaceyso dowlada Kenya .

Halgan.net ayaa xiriir kala duwan la sameysay caawa degmada Afmadow waxaa aad u liita caawa Isgaarsiinta Degmada Afmadow  wixii warar ah ee aan helno waan idiin soo gudbin doonaa Inshalaah .

Cabdi yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online