Dagaal ka qarxay inta u dhaxeysa deegaanka Qansaxdheere iyo Ufuroow

September 22, 2012 - Written by

Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bay ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka qarxay deegaanada u dhaxeeya qansaxdheere iyo Ufuroow dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al-Shabaab .

Dadka deegaanka  qansaxdheere ayaa sheegaya in dagaalka uu qarxay ka dib markii ciidamo Itoobiyaan ah wadada loo galay waxaana socda ilaa haatan dagaal fool ka fool ah oo la isku adeegsanayo hubka nooocyadiisa kala duwan.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online