Dufcadii 7aad ee ka qalin jebisa Machadu Dacwa ee magaalada Hargeysa.[Daawomasawirada]

September 24, 2012 - Written by

Waxaa magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Kaah lagu qabtay Xaflada si wanaagsan loo soo agaasimay oo loo qabtay  arday ka qalin jabisay Machadu Dacwa oo iyagu noqonaya Dufcadii 7aad oo ka qalinjabisa Machadu Dacwa, Xafladaan heerka sare ah ayaa waxaa ardayda loo qabtay 21.09.2012.

Xafladaan qalinjabinta ah ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Maamulka S/lland iyo culimo ku nool magaalada Hargeysa
iyo culimo kale oo ka yimid Gobollada kale ee Soomaaliya oo iyagu lagu casumay Xafdlada, culimada ka soo qayb gashay oo fara badnaa ayaan waxaan ka xusi karnaa Sh,Moxamed Sh,Cumar Dirir ,Sh Axmed Cabdisamad oo ah Gudoomiya Dalada Macaahida Sharciga ah iyo culimo kale.
[nggallery id=257]

Dhinac dowllada S/lland ayaa waxaa ka soo qayb galay  Sh,Khaliil C/laahi oo ah Wasiirka Diin ta iyo Awqaafta Somalilland oo isagu ardaydii galay kaalimaha koowaad gudoonsiiyey Shahaadooyin, Ardayda ka qalinjibinaysay Machadka Dacwa ayaa waxaa ay tiradoodu gaaraysaa ilaa 123 oo  iskugu jira hablo iyo inamoba waxaan u rajeeyeen guul iyo inay halkaa ka sii wadaan waxbarashadooda umadana ay u shaqeeyaan una gurmadaan dadka ku dhaqan baadiyaha oo u ooman Dacwad iyo in la baro diinta Islaamka.

Halgan.net

Leave a comment

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online