Guddiga doorashada ee Puntland oo sheegay in Xisbiyo Siyaasadeed laga furan karo Puntland

September 11, 2012 - Written by

Garoowe:-Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Maxamed Xassan Barre ayaa maanta si rasmi ah u sheegay in dowlada Puntland ay fasaxday in xisbiyo Siyaasadeed laga furan karo Puntland taas oo in mudo dhowr sano ah la wada dhowrayey.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Maxamed Xassan Barre ayaa sheegay in laga bilaabo maanta ay cid walba ay xisbi siyaasadeed ka furan karto deegaanada Maamulka Puntland wuxuuna ugu baaqay in ay 3 bilood gudahood ay isku soo diiwaan galiyaan.

no images were found

Shuruudaha laga rabo xisbiga siyaasadeed ee ka howlgalaya Puntland ayaa waxaa si kooban saxaafada ugu dulmaray Cabdirsaaq Shoola.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online