Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xassan Sh Maxamuud oo ka badbaaday isku day dil

September 12, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  goordhowayd la weeraray Hotelka Al Jazeera oo uu degan yahay Madaxweynaha Cusub ee DFS waxaana warar hordhac ah ay sheegayaan in ay jiraan khasaaro kala duwan .

Ilo wareed lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa Halgan.net u sheegay in afaafka hore ee Hotelka Al Jazeera laga maqalay qarax weyn waxaana sidoo kale burbur uu soo gaaray gawaari Tikniko ah oo ay leeyihiin ciidanka AMISOM oo ilaalo ka hayey Hotelka.

Waxaa Hotelka Al Jazeera hortiisa yaala  laba nin oo meyd ah kuwaasi oo loo maleynayo kuwii isku qarxiyey afafka hore ee Hotelka .

Ciidanka AMISOM ee waardiyaha ka hayey Hotel Al-Jazeera ayaa furay rasaas badan taas oo sababtay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Wixii soo kordha dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online