Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi oo ku baaqay in la caawiyo Soomaaliya(Daawo)

September 6, 2012 - Written by

Qaahira:-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa khudbad taariikhi ah ka jeedshay kulan ay isigu yimaadeen wasiirada arimaha dibada ee wadamada ku mideysan Jaamacada Carabta isaga oo si canaan u soo jeediyey dunida Islaamka iyo Jaamacada carabta wuxuuna ugu baaqay in la garab istaago shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha dalka Masar ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay xasuuqa lagu hayo shacabka suuriya isaga oo ugu baaqay madaxda dalka Suuriya in ay xilka isaga dagaan .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online