Madaxweynaha JFS oo kula kulmay Muqdisho Safiiro ka socda dalalka Yurub

September 20, 2012 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Danjirayaal ka kala socday 14 waddan, oo ka tirsan Yurub kuwaas oo socdaal ku yimid magaalada Muqdisho .Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud ayaa kulanka uu la yeeshay Danjirayaasha ka socda wadamada Yurub iyadoo kulanka uu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada JFS Suldaan Axmed Faarax ayaa kulanka ka dib la hadlay warbaahinta wuxuuna u sheegay in kulanka looga hadlay qaabkii ay beesha caalamka u caawin lahayd DFS .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online