Machadka Khaliil al-Rahman Online ee barashada Qu,aanka Kariimka
September 26, 2012 - Written by
Hargeysa:-Waxaa loogu bishaaraynayaa bulsho waynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan in machadka Khaliil al-Rahman Online uu kuu diyaariyay duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa haddaba haddii aad daneeyneyso la xidhiidh maamulka ama booqo webka www.khaliil.com
Adam Abdullahi Abdalle

.gif)

