Qarax dad shacab ah ay ku dhinteen oo goordhaw ka dhacay Degmada Yaaqshiid

September 11, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir qarax ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay waxaana ay miinada la kacday gaari Nuuca Hoomeyda loo yaqaan oo marayay Isgoyska Jiira Garoob ee Degmada Yaaqshiid.

Qaraxa ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac waxaana goobta daadsan hilbo iyo dadweyne shacab ah oo si xun u dhaawacmay .Qaraxan ayaa waxaa uu ka mid yahay qaraxyada ka dhacay Soomaaliya kaas oo inta badan ay ku dhintaan shacab rayid ah oo muslin ah oo aan waxba galabsan.

Wixii war ah ee soo kordha dib baan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaaah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online