Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Gaas oo dib ugu laabatay magaalada Muqdisho

September 3, 2012 - Written by

Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Maxamed Cali  Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay aaskii Raisulwasaarihii Itoobiya Meles Zenawi kaas oo iilka la dhigay maalintii shalay

Raisulwasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Maxamed Cali  Gaas ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada iyo madax kale oo ka tirsan DFS .Mr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Raisulwasaaraha DFS ayaa la hadlay saxaafada ayaa sheegay in uu kulamo kala duwan la qaatay Raisulwaraaha cusub ee dalka Itoobiya wuxuuna sheegay in ay kala hadleen fulintaheshiisyadii  road-map-ka.iyo amaanka guud ee dalka Soomaaliya.

no images were found


A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online