Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobalka J/hoose

September 14, 2012 - Written by

Afmadow:-War haatan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo deegaano ka tirsan gobalka J/hoose kuwaas oo ay isku horfadhiyeen ciidamada huwanta iyo Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa maanta duhurkii waxaa uu ka qarxay duleedka deegaanka miido  wuxuuna dagaalka ku bilaawday duqeyn ay is dhaafsadeen ciidamada JFS kuwa Raaskambooni oo ay bari taarayaan ciidamada Kenya iyo ciidamada Ururka Al-Shabaab .

Sarkaal u hadlay ciidanka DFS ayaa sheegay in dagaalka uu haatan ka socdo deegaanka Birta Dheer oo magaalada Kismaayo u jirta qiyaastii  60-KM

Halgan.net ayaa xiriir kala duwan la sameysay qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Degmada Afmadow waxayna u xaqiijiyeen in uu dagaalku socdo ayna ka qeyb qaadanayaan diyaarado ay leedahay dowlada Kenya.

Ilaa haatan ma jiraan cid ka tirsan Al-Shabaab oo ka hadashay dagaalka ka socda gobalka J/hoose .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online