Shariif Sheekh Ahmed iyo Dr.Xasan Sheekh oo u cadcad Wareega koowaad ee doorashada

September 10, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa haatan soo idlaaday u  codeynta musharaxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha DFS Wareega koowaad waxaana haatan la bilaabay tirinta codadka la codeeyey Wareega Koowaad ;musharax kasta ayaa waxaa uu soo dirsaday hal qof oo ka wakiil ah si uu u ogaado inta cod uu helay .

Wareega koowaad ayaa waxaa u cadcad Madaxweynihii hore ee DFS Shariif Sheekh Ahmed oo ku hogaaminaya 64 cod halka uu Xasan Sheekh heysto 58 cod waxaana ku soo xiga Raisulwasaarihii hore ee DFS Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo helay 32 cod

Waxaana musharxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha ay yihiin ayaa gaaraya 22 Musharax waxayna kala yihiin.

1-Maxamed Axmed Saalax
2-Salaad Cali Jeele
3-Ibraahim Cali Xuseen
4-Saciid Ciise Maxamuud
5-Cismaan Maxamed Gacal
6-Maxamed C/laahi Oomaar
7-Maxamed C/Weli sheikh Yuusuf
8-Maslax Maxamed Siyaad

9-Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

10- C/raxmaan Baadiyoow

11 -C/waaxid Cilmi Goonjeex

12 -C/laahi Axmed Cadoow

13.- C/weli Maxamed Cali Gaas

14 -Maxamed C/laahi Farmaajo

15. -Axmed Ismaaciil Samatar

16.- Xasan Sheekh Maxamuud

17. -Shariif Sheekh Axmed

18.- Yuusuf Garaad Cumar

19. -Cumar Salaad Cilmi

20. -C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi

21 Xaaji Maxamed Yaasiin

22 -C/qaadir Cosoble

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online