Xarunta Agoomaha ee Laascaanood oo soo Bandhigtay Agoon u baahan in la caawiyo.[VIDEO+SAWIRO]

September 9, 2012 - Written by
Laascaanood:-Waxaa saaka ka dhacday xarunta agoonta ee magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay , laguna soo bandhigay ilaa 55 agoon ah oo kafaalo u baahan oo iskugu jira wiilal iyo gabdho, waxaa xafladaas ugu horayn ka hadlay maamulha xarunta agoonta laascanod Jamac Xassan Maxamed oo ka warbixiyay agoonta ay gacanta ku hayaan iyo agoontan kafaalada u baahan, waxa uuna yidhi” waxaanu haynaa oo ummada soomaaliyeed u soo gudbinaynaa agoon  u baahan kafaalo oo aan haysan cid kafalo qaada noloshooda iyo waxbarashadaba.Agoontaas oo kafaaladooda loo kala saaray laba qaybood.

no images were found


1- qayb kafaalo dhammaystiran oo leh : waxbarasho, cafimaad, iwm, kafaaladan waxaa agoonka lagu qaadikaraa lacag dhan 50$ (kontondollar bishii).
2- Kafaalo waxbarasho oo  ah ,  waxaa agoonka lagu qaadikaraa 20$ (Labatan i dollar  bishii,waxaa sidookale agoontaas halakaas loogu qaybiyayl acag  dhan 500$ Dolar  agoontaas kafaalada loo raadinayo oo ay soodireen gabdho muxsiniina ah oo katirsan  jaaliyadda Abudabai .gabdhahaas oo ay wakiil u ahaayeen  Amina Kiin Faarax iyo Saamiya Ibrahim Cateeye.
Waxaa ka soo qayb galay kulankaas maamulaha xarunta agoonta lascanod Jama Hasan Mahamed iyo maamule kuxigeenka xarunta agoonta macallin c/laahi faarax ibrahmin agaasimaha xarunta agoonta ismail abdilahi abdi , Sh.axmed maxamed saleebaan.,Sh.maxmed sh.aadan wali cabdi xuseen iyo waalidiin farabadan oo ka kalayimi xaafadaha magaalada laascaanood.

Hoos ka Daawo Video-ga Agoonka Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool

wxii faah faahinka kala soo xidhiidha
tel:+25-22- 4496338 / tel:+25-22 4497666
Email : ismaaciil2006@hotmail.com
Email : agoontassc@hotmail.com
 

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online