Afhayeenka Ururka Raaskambooni C/naasir Seeraar oo ka hadlay howlgalo ka socda Kismaayo

October 24, 2012 - Written by

Kismaayo:-Afhayeenka Ururka Raaskamboni C/naasir Seeraar Maax ayaa waxaa uu ka warbixiyey howlgalo ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu sheegay in la soo qabtay 70 qof oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin Al-Shabaab

Afhayeenka Ururka Raskamboni C/naasir Seeraar Maax ayaa beeniyey in wax  dagaal ah uu ka dhacay  magaalada Kismaayo wuxuuna meesha ka saaray  sidoo kale in ciidamada Kenya ay xirxireen Culuma,udiin ku sugan magaalada Kismaayo

Idaacadaha iyo websiteyada qaar kood ayaa waxay faafiyeen ayuu yiri in qaraxyo iyo dagaalo ka dhaceen magaalada Kismaayo warkaasna meesha ay ka soo xigatay ayaa laga rabaa Idaacada VOA ayuu yiri C/naasi Seeraar Maax oo markaas wareysi siinayey VOA qeybta Afka Soomaalida.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka Ururka Raaskambooni C/naasir Seeraar Maax uu siiyey VOA-da

[audio:rtsp://realaudio.rferl.org/voa/SO/manual/2012/10/24/1e860720-1818-4687-9952-59ccf2cb933d.mp3]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,781 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>