Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon

October 17, 2012 - Written by

Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka JFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey Raisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon waxaana kulanka maanta ka soo qeyb galay 215 xildhibaan .

Raysul wasaare JFS  Cabdi Faarax Shirdoon oo hadal kooban jeediyey ayaa sheegay inuu xooga saari doono  arrimaha amniga , xiriirka arrimaha dibada,  iyo la dagaalanka musuq maasuqa wuxuuna  balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad  tayo leh.

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud ayaa khudbad kooban isna ka jeediyey golaha baarlamaanka wuxuuna sheegay   in Ra’iisul Wasaaraha uu ku soo magacaabay ka dib wada tashi badan uu la sameeyey waxgarad iyo siyaasiyiin wuxuuna sheegay in Raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon uu u rajeynayo in xukuumadiisa ay noqoto mid wax ka badasha xaalada dalka .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>