Cabdi Faarax Shirdoon oo loo magacaabay R/W Dowlada federaalka Soomaaliya(Masawiro)

October 6, 2012 - Written by

Muqdisho:Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamed ayaa goor dhow u magacaabay Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) magacaabista Ra’iisulwasaaraha DFS ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxada DFS iyo bahda saxaafada.

Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud iyo Guddoomiye Maxamed Cismaan Jawaari oo goobta ka hadlay ayaa hambalyo u diray Ra’iisul wasaraha cusub waxayna ka codsadeen in uu si deg deg ah u soo dhiso xukuumad tayo leh.

no images were found

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo sheegi doonaa inshalaah.

A/Cawale
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. ilaahay hakuugu kaalmeeyo xilka laguudhiibay

Leave a comment

*