Khudbadii Jimacaha ee maanta Difaaca Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
October 5, 2012 - Written by
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa maanta khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya wuxuu uga hadlay cadaawada ay gaalada u qabto diinta Islaamka iyo Nabigeenii Maxamed صلّي الله عليه وسلّم iyo in marna aysan gaalada ka joojin doonin caayada Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم
Khudbada Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa ku booriyey umada Soomaaliyeed in ay bartaan diinta Islaamka iyo Sunada Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Maanta Sheekh Maxamuud Shible uu kaga hadlay Difaaca Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم
[audio:http://www.halgan.net/Mp3/Shible_Khudbad2.mp3] Ama MP3
Yaasiin Cabdi
Nairobi
Halgan.net

.gif)

