Khudbadii Madaxweynaha JFS Xasan Sh Maxmuud iyo Raisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Dhageyso)

October 17, 2012 - Written by

Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka JFS oo lagu ansaxiyey Raisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyey xarunta Baarlamaanka DFS Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan .

 

Raysul wasaare JFS  Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sidoo kale ka jeediyey  hadal kooban wuxuuna soo bandhigay ajandihiisa siyaasadeed wuxuuna balan qaaday xooga saari doono  arrimaha amniga , xiriirka arrimaha dibada,  iyo la dagaalanka musuq maasuqa wuxuuna  balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad  tayo leh.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud uu ka jeediyey golaha baarlamaanka .

[audio:https://halgan.net/Mp3/Madaxweyne_Xasan.mp3] Ama Halkan

Hoos ka Dhageyso Khudbadii uu Raisulwasaaraha JFS ka jeedshay Golaha Baarlamaanka iyo qaabkii loo dhaariyey

[audio:https://halgan.net/Mp3/saacid17.mp3] Ama Halkan

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,066 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>