Midowga Afrika oo gudoomiye cusub u doortay Dlamini Zuma

October 15, 2012 - Written by

Adisababa:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Koonfur Afrika Dlamini Zuma ayaa loo dhaariyay in ay noqoto haweenaydii ugu horreysay ee madax ka noqoto midowga Afrika.

Gabadhani oo horey u ahayd xaaska madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayaa guddomiye ka noqoneysa guddiyada Midowga Afrika.

Waxay hormuud ka noqon doontaa dadaallada lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafaadka ka jiro qaaradda.

Mar ay wariyayaasha la hadlaysay, ayay Dlamini Zuma sheegtay in doorashadeedu ay muujinayso in khilaafaadkii u dhaxeeyay Afrika ay yihiin kuwa dhamaaday.

Zuma waxay ka guulaysatay guddomiyihii hore ee Midowga Afrika Jean Ping kadib markii xubnaha midowga ay cod aqlabiyad ah ku doorteen

BBC

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online