Nabadoon Barre Guuleed Xalane oo lagu dilay magaalada Baladweyne

October 1, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wararka naga soo gaarya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in casarliiqii lagu dilay magaalada B/weyne Allaha u naxariistee Nabadoon Barre Guuleed Xalane(Bare Gacamey).

Koox dhagarqabayaal ah ayaa Allaha u naxariistee Nabadoon Barre Guuleed Xalane waxay ku dileen bartamaha magaalada .Kooxda dilka geysatay ayaa goobta markiiba ka baxsaday waxaana soo gaaray ciidamo ka tirsan DFS .

Ilaa hadda ma jirto cid loo soo qabtay dilka Allaha u naxariistee Nabadoon Barre Guuleed Xalane .Nabadoonka lagu dilay magaalada B/weyne ayaa waxaa uu ka mid ahaa Odayaal iyo Cuqaal baaq u jeedshay bulshada Soomaaliyeed in ay soo gargaaraan dadka uu ku soo fatahay Webiga Shabeelle.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online