Ra’iisul wasaarihii hore ee DFS Prof Gaas oo la hadlay dadweynaha reer Boosaaso.[Dhagayso]
(October 30, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maalintii shalay gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Ra'iisul wasaarihii hore ee DFS Prof Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyadooo Masuuliyiinta Gobolka Bari , Isimo iyo dadw CIA Secret Prison in Somalia. P – 1
(October 29, 2012)

(October 29, 2012)
Alxamdulilah wasalatu wasalamu calaa rasuulilah, ama bacdu, Warbixinta ay soo saareen guddigii baaritaanka dilkii Dr Axmed Xaji Allaha u naxariistee, iyo qiraalada dhalinyarada falka ka qayb qaada

(October 29, 2012)
Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay lacag been abuur ah oo gaaraysa ilaa $135 kun oo dollar iyo 9,500,000 Sh. Soomaali ah ( sagaal milyan iyo shan boqo Raisul wasaarihii hore ee DFS oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso
(October 29, 2012)
Boosaaso:-Raisulwasaarihii hore ee DFS Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Madax iyo masuuliin ka tirsan maamulka gobo

(October 29, 2012)
Muqdisho:-Alaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho weriye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo xalay fiidkii ku geeriyooday isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho wuxuuna war

(October 28, 2012)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Gobolka jubada Hoose ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay jidgooyo u dhigeen kolonyo baabuur ah oo uu la socday taliyihii ciidanka guutada 5aad ee cii

(October 28, 2012)
Copenhagen:-Maamulka markaska Soomaaliyeed al-tawxiid ee magaalada Copenhagen ayaa sidii looga bartay guud ahaan ummaddisa muslimiinta gaar ahaan ummadda soomaaliyeed ku ciidsiiyey fagaar weyn ee Nør

(October 28, 2012)
Mombasa:-Ciidamada Booliska ee magaalada xeebta ee Mombasa ayaa barqanimadii maanta waxay weerar ku qaadeen guri ku yaala xaafada Majengo ee magaalada Mombasa halkaas oo ay ciidanku sheegeen in ay ku Puntllad oo warsaxaafadeed ka soo saartay Khasaarihii ka dhashay roobabkii ka da’ay goballada Puntland
(October 28, 2012)
Garoowe:-Roobabkii ka da’ay Goballada Puntland dhowrkii maalmood oo ugu dambeysay ilaa iyo xalay [27 Oct. 2012] ayaa geystay khasaaro isugu jira naf iyo maal intaba, sida: Degmada Qandala: Dhimas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|